-
Maxaad ka ogtahay dawladaha aanay xidhiidhka u jari karin Dawlada Farmaajo ee Somaliland heer Aqoonsi kula macaamila
Cabays Media (London UK) - Madaxweynaha Dawlada Federalka Soomaaliya oo aad iskugu mashquuliyey sidii uu xidhiidhada diblamaasiyadeed ee ay Somaliland la yeelato dalalka aduunka u horjoogsan lahaa ayaa todobaadkan uu soo baxay...
Friday, July 5, 2019
-
Daawo: Faallo si weyn uga hadlaysa Qodobka ay iskaga bahaysteen Waddani labada xibisbi ee UCID & Kulmiye
Faallo - (Cabays Media) - Labada xisbi ee midi yahay mid mucaarid ah, ka kalena yahay ka dalka xukuma ee UCID iyo Kulmiye oo todobaadkan shaaciyey lix qodob oo ay ku heshiiyeen oo ay ugu diyaargaroobayaan doorashada Golayaasha JSL...
Sunday, April 28, 2019
-
Xusuuso: AUN – Axmed Mooge Liibaan iyo xulkiisii
Cabays Media (Xulashada Tifatiraha) - Waxa soo baxay muuqaal iyo codkii marxuun Axmed Mooge Liibaan oo hab-qaaci ah ugu heesahay qaar ka mid ah heesihiisii laga daba dhaay -
Halkan Hoose ka daawo
...
Wednesday, December 19, 2018
-
Qayb ka mida Soo dhawayntii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Berbera ilaa hargeysa
Cabays Media: - Qayb ka mida Soo dhawayntii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ee Berbera ilaa hargeysa
Halka hoose ka daawo muuqaalka -
https://y...
Monday, December 3, 2018
-
Ma u heesi kartaa sidan – waa nin codkii Maxamed Saleebaan iyo hees uu lahaa isla keenay!
Cabays Media (Xulka heesha) - Waa hees uu qaadi jiray Allah unaxariistee fanaankii codka macaanaa ee Maxamed Saleebaan Tubeec oo nin aan fanaan ahayni ula kala baxay. Dhegyso sida uu u qaadayo.
https://youtu.be/SPeZZRjA5Tg
&...
Wednesday, July 11, 2018
-
Ku naso hees ka mid ah heesihii jacaylka dhabta ah laga sameeyey ee Xasan A. Samatar
Ku naso heesihii Xasan Adan Samatar qaaday ee jacaylka dhabta ah ku salaysnaa.
https://youtu.be/UrReyRGq2kg...
Wednesday, July 11, 2018
-
Daawo Maxamed Cumar Maygaga – Taag oo hees u qaaday kooxda England ee Koobka Aduunka-
Cabays Media (London- UK) Maxamed Cumar Maygaga oo loo yaqaan Taag, horena uga tirsanaa kooxdii Guul Band oo ahayd kooxdii ugu horaysay ee music ee qurbaha ka aas aasanta, siiba magaalada London, ayaa todobaadkan soo saaray hees ...
Wednesday, July 4, 2018
-
Daawo “Anigu cidna iskumaan dhiibin, cidna ima laha” Prof. Samatar oo taabtay heerka uu ka jooga Xisbiga Kulmiye
Cabays Media (London-UK) Wareysi dhinacyo badan oo uu Prof. Axmed Ismaaciil Samatar magaalada London oo socdaal ku soo maray ku siiyey wariye C/laahi Maxamed Cali ayuu kaga hadlay arimo badan oo ku saabsan Xisbiga Kulmiy, Xukumada...
Tuesday, July 3, 2018
-
Daawo qaabkii loo qarxiyey iyo sidii loo badbaadiyey Raysalwasaare Abiy Axmed
Cabays Media (Addis Ababa) Waxa soo baxay muuqaalo muujinaya sidii qaraxu u dhacay magaalada Addis Ababa isku soo baxa lagu taageerayeyraysalwasre Abiya Axmed.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka.
https://youtu.be/09mz...
Monday, June 25, 2018
-
Daawo Dhalinyarada Gobolka Sool oo xoolo nool gaadhsiiyey ciidamada Qaran JSL
Cabays Media - (Laascaanood - JSL) - Dhalinyada Gobolka Sool ee Jamhuuiryada Somaliland ayaa deeq xoolo nool ah gaadhsiiyey Ciidamada Qaranka ee ku sugan 'Jiida hore' ee Tukaraq.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warbixinta:
&...
Monday, June 25, 2018
« Previous Page — Next Page »