CABAYS.COM
Wararkii ugu dambeeyey Xaalada DDSI -Bari oo ay magaaladu isla dayaamayso – maxaa ka dhacaya?
August 17, 2018 - Written by Cabays

CabaysCabay Media (Addi Ababa) Sida uu u xaqiijiyey masuul ka tirsan siyaasiyiinta ugu waa weyn deegaanka Jigjiga ee Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya, waxa maalinta bari ah magaalada Jigjiga u ambo baxaya xubnaha ururka Dulmi Diid oo haatan ku sugan magaalada Addis Ababa.

Sida Cabays Media loo xaqiijiyey waxa ururka Dulmi Diid loo diyaariyey soo dhaweyn aad u weyn oo s