Home
About
Articles/Maqaalo
AQOON
Warar/News
Radio
VIDEOs
Wareysiyo/Interviews
CONTACT
Guddida Doorashooyinka Oo Bilaabaya Diiwaan-gelin Tijaabo Ah
Geerida Marxuun Cali Khaliif Galaydh iyo wararka ku soo kordhay – Sobobta Geeridiisa & Goobta lagu aasayo oo muran ka jiro
AqoonGuud
“Anagu Niman Daarood Ah Baanu Nahay..Majeerteenow Dib Isu Noqda,” Xil. Indho Indho
Daawo Xildhibaan indho indho oo ka hadlaya dagaalka ka dhacay degaanka tukaraq iyo farin uu u diray maamulka putland “Anagu Niman Daarood Ah Baanu Nahay..Majeerteenow Dib Isu Noqda,” Xil. Indho Indho https://...
Friday, May 18, 2018
Masar, Suudaan iyo Itoobiya ayaa waxa ay si wadajir ah ugu heshiiyeen In La Daraaseyo Webiga Niil
Masar, Suudaan iyo Itoobiya ayaa waxa ay si wadajir ah ugu heshiiyeen inay darsaan sida biyo xireen laga dhinac sameeyay webiga Niil uu u saameyn karo heerka biyaha ee webigaasi. Xiriirka ka dhaxeeya dalalkaasi ayaa waxaa soo kal...
Friday, May 18, 2018
Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawllada Oo Shaaca Ka Qaaday In Wax Ka Bedel Lagu Sameyey Saacadaha Shaqada
Wargelin Hambalyo iyo Wax-ka bedel Saacadaha Shaqada Mudanayaal iyo Marwooyin, Sida aad la socotaan waxaa inoo bilowday bishii barakada badnayd ee Ramadaan, taasi oo loo diyaar-garoobayo cibaado iyo in xuska Alle dedaal dheer...
Thursday, May 17, 2018
Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Xalay Iskugu Yeedhay Haldoorka Somaliland Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada-hadleen
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu caawa oo ay bishu tahay 16 May 2018 iskugu yeedhay shir-weyne ka kooban Madaxda maanta talada haysa iyo madaxdii hore dalka ka soo talin jirtay, Saddexda Xis...
Thursday, May 17, 2018
Wargeyska The Observer Oo Shaaciyey In Somaliland Aqoonsi Ka Doonayso Dalka Uganda
Hargeysa(Cabays Media) Wargeyska The Observer ee ka soo baxa dalka Uganda, ayaa daabacay in dawladda Somaliland ay waddanka Uganda ka dalbatay aqoonsi, isla markaana ay kala xaajoonayso sidii ay qunsuliyad uga furan lahayd magaala...
Thursday, May 17, 2018
“Farmaajo Iyo Kooxdiisa Waxa Aanu Leenahay Hadyadii Hubka Ahayd Waanu Kaa Guddooney…” Faysal Cali Waraabe
Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag u weeraray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo iyo maamulkiisa, Halkan hoose ka DAAWO warkan https://youtu.be/CHTr2po91pY...
Thursday, May 17, 2018
Madaxweyne Gaas Oo Ku Laabtay Garoowe Dagaalna Ku Baaqay
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garowe ee Xarunta gobolka Nugaal Puntland kadib Shir uu uga qayb galay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Madaxweyne Gaas oo shir j...
Thursday, May 17, 2018
Asxaabta Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaalka Somaliland Iyo Putland Ku Dhex Maray Xaduudka
Hargeysa(Cabays Media) Xisbiyada siyaasada somaliland oo si adag ugu hadlay xaalada degaanka tukaraq ee gobolka sool kaasi oo shalay dagaal ku dhex maray ciidamada somaliland iyo kuwa Putland Halkan Hoose Ka Daawo https://youtu....
Wednesday, May 16, 2018
“Waa Nasiib Daro In Madaxweyne Gaas Uu Maanta Daadiyo Dhiig Somaliyeed ” Axmed Yuusuf Yaasiin”
Hargeysa(Cabays Media ) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland axmed yuusuf yaasiin ayaa madaxweynaha putland cabdiweli cali gaas ku dhaliilay in uu ka danbeeyo dagaalada mar kasta ka soo cusboonanaya xuduudka somaliland iyo p...
Wednesday, May 16, 2018
Isgaarsiinta deegaanka Tukaraq oo hawada Laga Saaray Iyo Xaalada Degaanka Oo Laga Cabsi Qabo
Laascanood(Cabays Media )Wararka laga helayo deegaanka Tukaraq oo ay ku dagaallamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland ayaa waxay sheegayaan in saakay aanu halkaasi ka jirin wax isgaarsiin ah. Dadka ku dhaw deegaankan ay...
Wednesday, May 16, 2018
« Previous Page
—
Next Page »