-
Daawo Madaxweyne Muuse Biixi oo ka soo laabtay Kenya & Su’aalo la weydiiyey
Cabays Media (Hargeysa-JSL) - Socdaal qaaatay saddex maalmood oo uu madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyp wafti uu hogaaminayeye ku tageen dalka Kenya oo dalka JSL ku soo laatay ayaa saxaafada Somaliland kula hadlay Cigaal Airpot, waxa...
Wednesday, December 16, 2020
-
UK oo noqotay dalkii ugu horeeyey ee isticmaalaya talaalka xanuunka COVID19 – Yaa lagu khasbayaa in ay qaataan talaalkaa?
Talaalka (vaccine) COVID19
Cabays Meida - (Arimaha Xanuunka COVID19) - Dalka UK waxa la ansixiyey isticmaalka talaal lagaga hortagayo xanuunka COVID19. Talaalkana oo ay sameeyeye khuburo UK jaamacada Oxoford, mudooy...
Wednesday, December 2, 2020
-
Hogaankii Tigray-ga oo u firxaday caasimada Koonfurta Suudaan ee Juba – Yaa sheegay?
Cabays Media - (Dagaalka Tigray) - Wararka iyo warbixinada ka soo baxay Addis Ababa iyo caasimada Koonfurta Suudaan ee Juba ayaa sheegaya in maalin horeba hogaankii kooxda ka talinaysay gobolka Tigray ee dalka Itoobiyana muod 27 s...
Monday, November 30, 2020
-
Wajigee ayuu yeelanayaa dagaalka Tigray ee Itoobiya – Yaase awood badan?
Halkan hoose ka daawo
https://youtu.be/Ns22w2-uwVA...
Sunday, November 22, 2020
-
Warbixin Dagaalka Tigray ee Itoobiya oo galay dhanka diblomaasiyada.
Hakan hoose ka daawo
https://youtu.be/itzUDGimzXE...
Sunday, November 22, 2020
-
Xaalada Dagaalka Tigray ee Itoobiya – Djibouti oo talaabo ka qaaday madax Tigray ah
Cabays Media - ( Xaalada Itoobiya) - Wararka ka imanayaa dalka Itoobiya ayaa sheegaya in xaalada dalka Itoobiya ee la xidhiidha dagaalka ay ciidamada Itoobiya ku qaadeen gobolka qoomiyada Tigrayga ayaa sheegaya in xaaladu ku siq...
Saturday, November 7, 2020
-
Waa kuma Madaxweynaha Cusub ee Maraykan la doortay , Joe Biden?
Cabays Media - (D00rashad Maraykan) - Waa kuma madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanu, Joe Biden?
Halkan hoose ka daawo warbixn uu C/laahi Maxamed Cali ka diyaariyey
https://youtu.be/Ma2ID8kvbuE...
Saturday, November 7, 2020
-
UN Seeks To Resume Working Relationship With Somaliland
The United Nations is angling towards dealing with Somaliland independent from Somalia after initiating talks with President Musa Bihi of Somaliland.
Reports indicate United Nations Special Representative for Somalia, James Swa...
Saturday, November 7, 2020
-
Xukumada Jam. Somaliland oo hakisay wadashaqayntii Qaramada Midoobay
Cabays Media (Wararka Somaliland) - Xukumada Jam. Somaliland ayaa qoraal ay u dirtay hay'adaha Qaramada Midoobay ku sheegtay in ay hakisay kulamadii iyo wadatashiyadii ay kala lahayd Qorshayaasha Barnaamijyada Qaramada Midooba...
Monday, October 26, 2020
-
Siyaasi Maxamed Cumar Carte ma iska casilay xilkii Xamar mise wali waa xildhibaan?
Cabays Media (Siyaasiga & Siyaasada) - Dadweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa is weydiinaya dib ugu soo noqoshada siyaasi Maxamed Cumar Carte oo ku dhawaad toban sano kaga maqnaa dhinaca magaalada Xamar oo uu ka soo noqday ...
Sunday, October 25, 2020
« Previous Page — Next Page »