Warar/News
-
Siyaasi Maxamed Cumar Carte ma iska casilay xilkii Xamar mise wali waa xildhibaan?
Cabays Media (Siyaasiga & Siyaasada) - Dadweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa is weydiinaya dib ugu soo noqoshada siyaasi Maxamed Cumar Carte oo ku dhawaad toban sano kaga maqnaa dhinaca magaalada Xamar oo uu ka soo noqday ...
Sunday, October 25, 2020
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo hal masuul xilkii ka qaaday magacaabayna kuwo cusub
Cabays Media (Hargeysa-JSL) - Madaxweynaha Jam Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa xubno cusub u magacaabay wasaarado kala duwan, halka uu xilkii ka qaaday wasiir ku xigeenkii wasaarada gaadiidka.
Wareegto ka so baxayday xafiisk...
Saturday, October 24, 2020
-
Warqad Furan oo dhalinyaro Reer Burco ah qodob culus ugu baaqeen Madaxweyne Muuse Biixi
Cabays Media (Burco- JSL) Koox dhalinyaro ah oo sheegay in la yidhaa Diranayaasha Burco ayaa madaxweyne Muuse Biixi u diray warqad furan oo ay kaga hadleen qodobo ay kaga cabanayaan xukumada uu hogaamiyo. Kooxda la yidhaa Diraneya...
Sunday, October 18, 2020
-
Xukumada Jam. Somaliland oo ku sii haynaysa xayiraadii Fly Dubia & Al Carabiya
Cabays Media ( Hargeysa-JSL) - Xukumada JSL ayaa kulan aan caaid ahayn ka yeelatay laba arin oo si deg deg ah dib u eegis kugi samaynaysay waxa ay ka yeelayso, kuwaas oo ku kala wajahanaa Madaxa Jamciyada Qaramada Midoobay u q...
Saturday, October 17, 2020
-
Madaxweyne Trump oo dalbaday in ciidamada ka jooga Soomaaliya laga soo saaro
Cabays Media (USA/Somalia) - Madaxweynaha dalka Maraykanka, Donald Trump ayaa la sheegay in uu dalbaday in la diyaariyo qorshihii lagaga saarayo ciidamada taakuleeya kuwa AMISOM iyo kuwa Soomaaliya.
Halkan ka daawo warbixintaas...
Thursday, October 15, 2020
-
Daawo warbixin ku saabsan cida aas qaran u samaysay marxuun Galaydh
Cabays Media (Jigjiga0 DDS) Marxuun Cali Khaliif Galaydh oo lagu aasay magaalada Muqdisho ayaa waxa aaskii qaran ee loo sameeyey ahaa mid ay ka soo qaybgaleen xubno aan markii uu noolaa aanay xidhiidh lahayn, balse siyaasada ay ku...
Monday, October 12, 2020
-
Maydkii Marxuun Cali Khaliif miyaa lagu muransan yahay halkii lagu aasi lahaa?
Cabays Media - (Jigjiga DDS) - Wararka Cabays Media ka soo gaadhaya magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in uu jiro jawha wareer dul hoganaya goorta iyo halka lagu aasayo marxuun Prof. Cali Khaliif Galaydh oo ku geeriyooday maalintii...
Saturday, October 10, 2020
-
Faallo: Maraykan xaalada xanuunka COVID19 ee ku dhacay Donald Trump ma galin kartaa xalaad cusub?
Cabays Media- (Faallo Xul ah) - Xanuunka COVID10 ee ku dhacay madaxweynaha dalka Maraykan, Donald Trump ayaa u muuqda mid abuuri kara xaalad adag oo keeni karta dib u dhac doorasho iyo mugdi sharici, haddi uu Trump xaaladiisu ka...
Saturday, October 3, 2020
-
Gudoomiyaha Aqalka Senadka Soomaaliya oo la helay warqad uu Farmaajo u qaray – Muxuu ku qoran?
Cabays Meida (Muqdisho) - Warqad aanu ugu talo galin in dadweynuhu arkaan oo uu qoray Gudoomiyaha Aqalka Senad-ka Soomaaliya, Cabdi Xaashi oo uu u diray madaxweyne Faramaajo ayaa waxa uu kaga dalbaday in xildhibaanada ka soo jee...
Friday, October 2, 2020
-
Warbaahinta Dawladda Oo Shaacisay Inay Si Siman U Baahin-doonto Wararka Mucaaridka Iyo Muxaafidka
(Cabays Media) - Warbaahinta Dawladda Somaliland ee (Radio Hargeysa iyo Telefishan ka qaranka ), ayaa hadda wixii ka dambeeyay qaab dhex-dhexaad ah uga warrami doona wararka ka dhaca guddaha Somaliland, muxaafid iyo mucaaridba. ...
Saturday, September 19, 2020
« Previous Page — Next Page »
|
|